November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Sawiro kale sidii qiimaha lahaa ee Erdogan loogu soo dhaweeyay Muqdisho iyo furitaano uu sameeyay

Madaxweynaha Turkiga Dayib Erdogan ayaa maanta shidey caasimada Somaliya ee Muqdisho iyadoo si weyn loo adkeeyay amaanka magaalada isla markaana la sudhey calanka Somaliya iyo kan Turkiga dhamaan gidaarada ka agdhow madaarka.

Madaxweynaha Somaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo barlamaanka ayaa si nidaamsan u soo dhaweeyay Erdogan waxanas intaa kadib lagu dhaqaaqay wixii madaxweynuhu u yimi Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa furey safaarada Turkiga iyadoo mashaariic kalana laga hirgelin doono halkaas. Turkiga ayaa hagaajiyay xiriirka uu la leeyahay Somalida.

Caj12[1] Caj13[1] Caj14[1]

Caj1

Caj2

Caj3

Caj4

Caj5

Caj6

Caj7

Caj8

Caj9

Caj10

Caj11

Caj12

Caj13

Caj14

Caj15

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS