29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doorto xaafada Islii oo ka hadlay mashruuc waxbarasho loogu fidiyay boqolaal arday oo Somali ku jirto+MUUQAAL

WP_20150130_011Islii–Xildhibaanka laga soo doorto xaafada Kamakunji ee ay ku taalo xaafada ugu badan ee Somalidu degan tahay ee Islii Xildhibaan Yuusuf Xasan ayaa ka hadlay mashruuc waxbarasho loogu qaybiyay xaafadiisa oo Somali gaaraysa ilaa 200 oo arday ka faaiideysteen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS