Ruushka ayaa soo bandhigey diyaarad ka khatarsan diyaarada ay samayso shirkada Boowin (Boeing) ee rakaabka ee inta badan aduunku isticmaalo. Goob lagu soo bandhigayay wax soo saarka diyaaradaha casriga ah ayaa Ruushku ku sheegay in diyaaradani oo lagu magacaabo Ms-21 ay tahay mid suuqa ka saaraysa Boeing.
Ruushka ayaa hore dhulka u dhigey reer Galbeedka iyo Maraykanka markey noqoto gantaalada casriga ah iyo waliba tagida dhinaca cirka oo hadda Maraykanku ka fariistey ayna raacaan gantaalada Ruushka.
Diyaaradani ayaa lagu wadaa in ay suuqa ka saarto Boeing oo si aada aduunku u iibsado una istcimaalaan rakaabka. Waxase Ruushku sheegay in diyaaradani tahay mid ah duulimaadyada gaagaaban.
Diyaaradaha uu sameeyo Ruushku ayaa ah kuwa aduunka ugu amaansan oo ay yartahay dhicitaankoodu. Raiisal wasaaraha dalkaasi ayaa sheegay in Ruushku isaga filnaanayo dhinaca diyaaradaha rakaabka. Waxase laga qayliyay kharashka ku baxay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![n_100271_1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/n_100271_11-300x156.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay