November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

?????????????

Xukuumadaha Somaliya iyo Itoobiya oo war ka soo saaray jabkii loo gaystey cadowga ummada Somaliyeed

Dawlada Somaliya iyo Itoobiya ayaa war ka soo saaray jabkii ciidamada Somaliya iyo kuwa Amisom u gaysteen argagixisada ama cadowga koowaad ee ummada Somaliyeed deeganka Halgan ee ka tirsan gobolka Hiiraan. Afhayeen u hadlay Itoobiya ayaa sheegay in ayna jirin ciidan Itoobiyaana oo la diley.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS