Waxaa goordhow la soo bandhigay Qaar ka mid ah meydadka argagixisadii ku hoobatey weerar ay ku soo qaadeen deegaanka Halgan. Waxa kale oo la soo bandhigey hub laga furtey oo u badna kuwii ay ka furteen ciidamadii Kiiniya.
Sawirada ayaa ah kuwo laga soo qaaday caruur lagu yiri JAAAD galaysaan ama aan ogeyn halka lagu wado sida kuwii lagu soo khaldey Puntland laakiin haday fursad kaa helaan aan ku siineyn fursad aad ku sii noolaato.
Argagixisada ayaa dhawaan xasuuqdey dadkeena markii ay dileen gabadh wa\riye iyagoo sidoo kale hooyo tirey carur badan halka ay beegsadaan dadka waxgaradka si caama iyaga ka amar qaata oo aan hadli Karin u so haraan.
Weeraro sidan oo kale ayay ku soo qaadeen ciidamada Burundi oo hurda hiyo kuwa Kiiniya halkaas oo ay sheegteen guulo balse dadka arimaha dagaalka wax ka sheega ayaa ku waramaya in argagixisadu marnaba ka guuleysan oo ay ka baqdaan oo ay ka burjo adag yihiin ciidamada Itoobiya.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![5-3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/5-31-300x200.jpg)
![4-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/06/4-21-228x300.jpg)


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay