Muqdisho–Maxaa hortaagan in xildhibaanada golaha shacabka ay ansixiyaan golaha wasiirada cusub ee ay soo xuleen Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid iyadoo isla maanta dib loo dhigey ansixintooda. Waa dood uu ka qaybgalayo Dr Cilmi Maxamud Nuur iyo xubin ka tirsan barlamaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay