21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Salaadiinta reer Awdal lagu qancin maayo xilyar oo laba sano o Sonyo ah kuraas weyn bay rabaan: Suldaan Xiirey+MUUQAAL

WP_20150131_018Hargeysa–Suldaan Xiirey oo lagu magacaabo afhayeenka salaadiinta beesha dhexe ama Somaliland sida saxaafada beesha dhexe u dhigaan hadalka ayaa dulmaray in salaadiinta Awdal lagu qancin karin kursi yar oo laba sano ah oo Sonyo ee ay rabaan kuraasta waaweyn iyo jananada maamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS