November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Waraysi xiise leh oo lala yeeshay madaxweynihii hore ee Khaatumo State Indhasheel iyo suaalo ku saabsan dagaaladii dhacay+MUUQAAL

WP_20141129_003Minnesota 29 Nov 2014–Madaxweynihii hore ee Khaatumo State Maxamed Indhasheel ayaa bixiyay waraysi aad u xiiso badan oo uu kaga hadlay arimo badan oo ay ku jiraan aasaaskii Khaatumo State, weerarkii Puntland ay ku soo qaaday Taleex iyo xataa geedkii bardaha ahaa la jaray.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM