25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wariye Itoobiyaana oo booqday Halgan ayaa soo bandhigey sida loo garaacay argagixisada shabaab

Wariye Itoobiyaana oo booqday Halgan ayaa soo bandhigey sida loo garaacay argagixisada shabaab oo ka cararay boqolaal maydkooda ah kadib markii ay ku jabeen weerar hore loo ogaa. Argagixisada ayaa a cadowga ummada Somaliyeed qorshaheeduna in ay dagal diimeed ka dhex abuurto shucuubta Itoobiya iyo Somalida.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS