November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Hawlgalo masiibada shabaab dadka looga badbaadinayo oo lagu soo qabtey shan kadib baadhitaan+MUUQAAL

WP_20150201_007Muqdisho–Hawlgalo dadka looga badbaadinayo masiibada argagixisada shabaab ayaa laga sameeyay Muqdisho iyo gobolka shabeelaha hoose halkaas oo lagu qabtey ilaa shan dhalinyaro ah oo looga shikiyayinay ka tirsan yihiin dhiigya cabka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS