Muqdisho–Mid ka mida raga wax ka qorey far Somaliga Maxamed Kadare ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho iyo madaxda qaranka oo ka tacsiyeeyay. Marxuum Xuseen Sheekh Axmed Kadare , oo ayaa can ku ahaa suugaanta, horumarinta afka Soomaaliga, cilmi baarista dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed iyo weliba nabadeynta.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa marxuumka Allah uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay