November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Bishaaro Bishaaro Canab Furniture oo laga furey Boorama maxay kuu haysaa xageyse ku taalaa

 Aduunka maanta aan joogno,
Subaxdii Alle keenaba.
Aalado is bedalaayiyo,
Casri baan aragnaayoo,
Indheheenu qabtaane.
Weli maad aragteen,
Canab furniture Company.
Agabkii gurigaaga
Alaabtii la dhigaayey ,
Idilkoodba dhamaysa.
Casrigoo aad u wanaagsan.
Canab Furniture Company u doono.
Hadaba aan ku tilmaamee
CANAB FURNITURE COMPANY. Goobtu Waxay ku taalaa Borama, Somaliland gaar ahaan Xaafada Xalane.
Kama foga Agagaarka Dhigta, Shide Bile S.t.Road waxay jihada koonfur kaga beegan tahay Goljano Fuel Station, waxayna u  jeedaa jihada beri.
[01/07 8:19 am] mukhtar Ali Aden: Wixii faahfaahina kala soo xidhiish tellphone: 0634455214/0634453817 Email:Canab.furniture.@gmail.com
13576465_10208432659286507_232869353_n[1]13579968_10208432608005225_1437145857_o[1]
 13551065_10208432608085227_1412828609_n[1] 13552652_10208432623245606_137756363_n[1] 13563347_10208432624925648_450015502_n[1] 13563549_10208432618685492_1618976240_n[1] 13565477_10208432658606490_2132468297_n[1] 13566033_10208432658566489_1680623507_n[1] 13576465_10208432659286507_232869353_n[1] 13578654_10208432623645616_430074291_n[1] 13579968_10208432608005225_1437145857_o[1]
 ARAABINEWS