November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Naftii halige argagixiso ah oo isku qarxiyay meel u dhow masjidka NABIGEENA (csw) ee Madiina

Wararka laga helayo magaalada barakaysan ee Madiina ayaa sheegaya in argagixiso naftii halige ah uu isku qarxiyay masjidka NABIGEENA (CSW) meel u dhow. Wararka ayaa sheegaya dhaawac askar soo gaadhey.

Ma jirto ilaa hadda waa ninkaasi uu u dan lahaa waxase la ogyahay in Sucuudiga ay dib ugu jeedsadeen argagixisada Daacish oo isagu taageero oo labadooduba dagaal ula jiraa dadka Shiicada ee Muslimiinta ah.

Shiicada ayaa raba in ay xukunka ka tuuraan boqortooyada qoyska Sacuud oo wadanka haystey in ka badan nus qarni. Waxase aan la garanayn cida fulisey weerarkan aan la mahadin.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ninkan is qarxiyay uu iska dhigey nin AFTURKA la qaadanaya askar iyagu furayay soonka kadibna uu isqarxiyay. Waxa goobta yaalay maydka ninka is qarxiyay.

9b224f13-ff5c-404b-adea-9d43656545a4_16x9_788x442[1]3f7e78ff-6ef3-4a5d-8d90-b413c90e1018[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS