25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Farxashanka Amiin Caamir oo fartiisa ku sheegay sidey u muuqato doorashada Somaliya

Iyadoo la filayo in dhowaan dalka ay ka dhacdo doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ayaa waxa soo badanaya Musharaxiinta doonaya inay Qabtaan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Haddaba iyadoo arrintaasi jirto ayaa waxa Sawir dad badan ka yaabiyey soo bandhigay Farshaxaniistaha Caanka ah ee AMIN ARTS kaas oo kashifay Sirta Musharaxiinta oo mid waliba dowlad gaar ah u adeegaya.

Guji sawirka hoose si uu kuugu balaadho ama waynaado

doorashada-2[1]