25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasuuq argagixisadu maleegtay oo la qabtey: SAWIRO

Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa caawa gacanta ku dhigtay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas oo laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa.

Gaariga ayaa lagu qabtay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Ciidamada oo baaray gaariga ayaa ka dhex helay Walxaha Qarxa, Qoryo, Gantaalada Garabka laga tuuro iyo Foosto ay ku buuxaan Aaladaha sida aadka ah u qarxa.

Qabt1-768x431[1]

Qabt1

Qabt2

Qabt3

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS