25/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

MAQAL madaxweynaha Awdalstate oo tacsi ka diraya geerida Ibrahim Cige

Madaxweynaha Awdalstate ayaa tacsi u diraya qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay ALLAHA u naxariistee halgamaa Ibrahim Cige oo shalay geeriyooday.

Prof C/samad Nageeye ayaa u rajaynaya marxuunka in uu RABI naxariistiisii jano ka waraabiyo, eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

ARAABINEWS