12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Diyaarad milatari oo Hindidu leedahay oo la waayay

Wararka ka imanaya Hindiya ayaa sheegaya in diyaarad milatari oo Hindidu leedahay la waayay iyadoo la filayay in ay soo fadhiisato 11:30 saacada Hindiya oo ku began 08:30 saacada Somaliya. Diyaaradan oo ah nooca Ruushku sameeyo ayaa sidey 20 ruux.

Diyaaradan ayaa ku socotey jasiirad Hindiya ku taal oo ciidanka baddu saldhig ku lahaa, waxa la waayay muddo kadib markii ay so degi lahayd. Ciidanka Hindiya ee badda ayaa bilaabey in ay raadiyaan halka diyaaradani ku luntey.

Rashid Ceelaanyo#

ARAABINEWS