11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gurigii uu deganaa Osama bin Ladan ee Bakistan oo laysku haysto wixii laga dhigi lahaa

Kadib markii Maraykanku weerarka ku qaadeen guri ay sheegeen in Osama bin Ladan degana kadibna ay dileen sida ay sheegeen ayaa gurigaasi waxa ka taagnaa muran sida laga yeelayo. Guriga ayaa lagu bilaabay burburin.

Waxa guriga ilaalin jirey askar ka tirsan ciidanka Bakistaan oo ilaa hadana jooga markii guriga dhulka lala simey. Ciidanka Bakistan ayaa raba in goobtu noqoto meel dadka lagu aaso halka maamulka magaalada rabaan in wax kale laga dhigo.

Ciidanka Bakistan oo ah haykalka kaliya ee ka dhisan dalkaasi ayaa iyagu qaba in ay goobtaasi ku fiican tahay goob xabaaleed si aanay argagixisada ugu noqon meel ay caabudaan.

Doodan ayaa sii xoogeysatay maalmahan iyadoo la filayo in ta ciidanku hirgasho.

Bakistaan ayaa ku fashilantey in ay ogaato waxa dalkeeda ka dhacaya iyadoo Maraykanku sheegtay in ay goobta ku dileen Osama bin Ladan oo ay ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay duqeyn nafti halignimo ah oo lagu qaaday Maraykanka.

_89496229_89496228[1]_89511476_290416bbc03[1]_89506804_290416bbc01[1]

Soldiers and residents stand over covered debris as it is moved out by military vehicles from the compound within which al Qaeda leader Osama bin Laden was killed, in Abbottabad in this May 2, 2011

Policemen stand guard near the partially demolished compound where al Qaeda leader Osama bin Laden was killed by US special forces last May, in Abbottabad this February 26, 2012 file photo.

Fragments of concrete blocks remain on the razed compound

A man carrying a bucket of water makes his way across the razed compound

Landscape shot showing the razed compound

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS