09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Talibaan oo weerartay dalxiisayaal aan la filayn dalkaasi Afganistaan

Afganistaan waa dal burburey rubuc qarni kahor mana jiraan nidaam iyo kala dambeyn markii dalka ay soo galeen kooxihii dalka burburiyay ee la baxay mujaahidiinta.

WAxa hadaba jir goob dalxiiska ku fiican oo ay ku yaalaan goobo qadiimi ah oo dalxiisayaashu jecelyihiin in ay arkaan waxana yimaada dad aan sidaa u badnayn.

Wararka laga helayo gobolka Herat aya sheegaya in dalxiisayaal joogey la weeraray oo qaar ay dhaawac yihiin. Argagixisada ayaa diidan in dadku nolo helaan.

Dalxiisayasha ayaa ka soo jeeda dalal dhowra.

_90671231_4426385f-f997-454b-819a-f9718b51d9ce[1]_90671229_dc5e4e46-8dd8-4eaa-a03d-bf22372127b8[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS