November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Deegaanka dhagaxa madow ee Awdal oo cabasho ka muujiyay dugsi xumo ka jirta+MUUQAAL

WP_20141129_004Boorama 29 Nov 2014–Deegaanka dhagaxa madow ee Awdal ayaa cabasho ka muujiyay dugsi xumo ka jirta deegaanka iyo iyagoo qaylo dhaan u dirsaday qurbajoogta iyo hay’adaha maadaama ayna jirin cid iyo dawlad wax qabanaysaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM