Musharaxa wareersan ee xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi Maraykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay in la dilo Hillary Clinton mar uu la hadlayay taageereyaashiisa. Ninkani wareerasan ayana ahayn hadalkii u horeeyay ee uu si anshax xumo u yiraa.
Trump oo la hadlayay taageerayaashiisa ayaa soo jeediyay mar haddii Hillary ku gulaysanayso talada dalka waxay bedelaysaa xeerka qori haysashada sida kaliya ee looga hortagi karo ayaa ah ayuu yiri waa in askartu shaqaysaa.
Hadalkan ayaa aad loogha xanaaqay waxana la sugaya in Hillary ka jawaabto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay