12/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Awdal oo hadlay iyo waxa uu ka yeelayo Suldaan Wabar

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Awdal ee shalay Siilaanyo magacaabay ayaa markii ugu horeysay ka hadlay booska loo magacaabay.

Mustafe Shiine oo nin dhalinyara kana soo jeeda beesha dhexe ayaa ku faraxsan shaqada uu ka gobolka Awdal oo dadkiisii shaqo la’yahay boqolkiiba 80.

Wuxuu bedeli doonaa Ramaax oo shaqo laga siiyay gobolka Sool qaasatan magaalada Laascaanood. Lama garan Karo waxa uu soo kordhin karo xilli siyaasadda gobolku ayna deganayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS