November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Salaadiinta dhaqanka gobolada Awdal oo dib ugu yeedhay xubnaha labada gole kaga jira Somaliland

Xubnaha salaadiinta dhaqanka gobolada Awdal kuwooda sida aadka ah uga dhex muuqda maamulka Somaliland ayaa codsaday in xubnaha labada gole ee kaga jira Somaliland kana soo jeeda gobolada Awdal iyo Salal ay dib u soo galaan xarunta gobolka ee Boorama.

Arintan ayaa imanaysa kadib markii kulan fashilmey uu dhexmaray salaadinta gobolka iyo madaxweynaha Somaliland oo inta badan uu wakiil ka yahay Maxamuud Xaashi. Arinta ay hordhigeen ee saami qaybsiga oo hoosta layska dhigey.

Hoos kafiirso siyaasi Cali Faarax oo hore u sheegay in Siilaanyo iyo Isaaq midna ogoleyn saamiqaybsi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS