Qarax loo malaynayo in gaadhi laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Gaalkacayo qaybta Puntland maamusho waxana Jira khasaare. Argagixisada Shabaab ayaa lagu yaqaan xasuuqa noocana.
Wararka ayaa sheegaya in xarunta la weeraray ay tahay xarunta dawlada hoose oo xilliyadan oo kale mashquula looguna talogalay in la xasuuqo dad aad u farabadan.
Lasoco wararka dambe
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay