Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidanka maamulka Puntland howlgal ay sameeyeen lagu soo qabtay saraakiil la sheegay inay katirsan yihiin argagixisada Shabaab.
Taliska Amniga Puntland ee kusugan Boosaaso ayaa waxay faah faahin ka bixiyeen qaabka ay ugu suurta gashay soo qabashada Saraakiishaasi kusugneyd Buuraha Gal gala iyo Caal madoow.
Maamulka Puntland ayaa waxay sheegeen in shakhsiyaadkaan la qabtay ay katirsanaayeen argagixisada Shabaabka gaar ahaan Daacish qeybta ujoogta Waddanka Soomaaliya.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay