November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka maamulka Khaatumo oo dagaal ku qaaday Xudun iyo wasiirka warfaafinta oo ka hadlay weerarkaas+MUUQAAL

WP_20150208_008Buhoodle-Araabinews–Ciidanka maamulka Khaatumo ayaa weerar ku ekeeyay degmada Xudun ee gobolka Sool halkaas oo ciidanka Khaatumo guul weyn ka soo hooyeen. Maamulka Khaatumo ayaa raba in uu balaadhiyo maamulkiisa iyadoo ciidamada la siiyay mishaharkooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS