23/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dhismihii madbacadii qaranka oo dumey iyo qoys ku dhintey

Waxa saaka dumey dhismihii madbacadii qaranka oo muddo 25 sano ay iska deganaayeen dad danyara oo Ku barakacay dagaaladii sokeeye Iyo burburkii dawladii dhexe.

Saaka ayaa dhismahan oo aan Ku fiicnayn in dadku dego uu dumey, wuxuuna Ku duldumey ilmoyar oo hurda Iyo hooyadii.

Waxa goobta laga soo saaray afar kale oo qaba dhaawacyo khafiifa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS