Wararka ka imanaya Buuhoodle ayaa sheegaya in ciidanka Khaatumo ee aaga Holhol ee gobolka Cayn ay la wareegeen laba gaadhi oo landcruiser ah oo sanaadiiq Kuwaday Holhol.
Wararka ayaa intaa Ku daraya in dadkii waday aan waxba loo dhimin ee loo sheegay in ay lugeeyaan.
Maamulka Khaatumo ee wadahadalka Kula jira Somaliland ayaa la digey in la geeyo Sool sanaadiiq waxa Iska indhatirey Somaliland oo iyadu sheegata gobolka Sool.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay