November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xulka Ivory Coast oo ku guulaystay koobka wadamada Afrika ciyaar laysla daalay oo rigoorayaal ku dhamaatay+SAWIRO

Xulka kubada cagta ee Ivory Coast oo uu hogaaminayo xidiga Yaxya Tore ayaa ku guulaystay koobka wadamada Afrika ee lagu qabtey caasimada Malaba ee dalkaasi yar ee Igwatooriyal Gini.

Cyaarta ayaa qaybtii hore iyo tii dambe iyo waliba sodonkii daqiiqo e lagu darayba ku dhamaatay eber eber iyadoo fursadaha ay heleen labada kooxoodba ay aad u yaraayeen haday helaana ayna ka faaiideysan.

Markii lays mari waayay ayaa waxa loo dhigey rigoorayaal laysla daalay taas oo aakhirkii keentay in labada goolhaye ay isku hadheen halkaana laga qabtey goolhayihii Gaana halka goolhayihii Ivory Coast uu noqdey kan dhaliye goolka guusha.

_80873183_ivcoast_[1] _80873188_yaya[1] _80873244_grant_ayew[1] _80873292_barry[1]

stream_img[1] stream_img[2]

ARAABINEWS