November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madax dhaqameed cusub lama caleemo saari karo hadaan la ii soo marin: wasiir Faratoon

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland yaasiiin Faratoon ayaa soo saaray AMAR uu ku diidayo madax dhaqamed cusub oo la caleemo saaro iyadoo tirade madax dhaqameedka ee laga biilo Hargeysa ay bateen.

Amarada noocana waxa hore ugu fashilmey Warancade oo isaga ka horeeyay. Wareegtadiisii ugu horeysay waxaanu amarkani uu soo saaray fariin ugu dirayaa gudoomiyayaasha gobolada Dalka.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaana wareegtadiisa uu soo saaray ku sheegay in gabi ahaanba uu mamnuucay caleemo saarka salaadiinta cuqaasha cusub ee lagu caleemo saaray gudaha somaliland,kuwaasi oo sanadihii ugu danbeeyey dalka kusoo badanaayay.

Halkan Ka Akhriso Wareegtada Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

Faratoon

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS