November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Musharixiinta madaxweyne ee Somaliya oo noqdey kuwa ugu liita ilaa hadda yaase ku jira

Waxa la filayaa in bisha soo socota la doorto madaxweyne kale oo Somaliya waxaadse is waydiin kartaa yaa saaran kawaanka oo isa soo sharaxay.

Sida caadiga ah waxa odayadu soo xuli doonaan kuwo ay ka qaateen boqol kun oo doolar kuwaas oo ay lacag kale sii siin doonaan musharaxiinta.

Waxa hadda isa soo sharaxay sadex musharax oo hore u fashilmey oo ay ka mid yihiin Cumar C/rashiid, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh iyo waliba kuwo kale oo dalka hore u iibiyay.

Rajada laga qabo in qofkale ka soo dhex baxo ayaan muuqan ilaa hadda waana nasiib daro in sadexdaas midkood noqdo madaxweyne maadaama ay muuqato in kursiga madaxweyne qabiilada kale u dhaafeen beesha Hawiye.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS