Xajka ayaa shalay si rasmi ah u bilowdey iyadoo kumanaan ay maanta taagan yihiin buurta Carafo. Sucuudiga ayaa si xun u maamulay xaramka iyagoo siyaasad geliyay diintana ka saaray dad muslimiina.
Iiraan ayaa xujeydoodu ka maqan yihiin sanadjka kadib markii Sucuudigu shuruudo ku xidhey taas oo ay diidey Iiraan. Khilaafka u dhexeeya Iiraan iyo qoyska wahaabiga ah ee maamula Sucuudiga ayaa uku qotoma in qoyskaasi iyo kuwa ku xeeran ay diinta ka saaren dadka Shiicada ah.
Beri ayaa Muslimiintu ciidi doonaan iyadoo dadka qaar ay sooman yihiin maanta soon sunna ah laakiin ajarkiisu weyn yahay. Si kastaba ha ahaatee waxa iman doonta xilli Muslimiintu ka xanaaqaan in xajka la siyaasadeeyo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![Garan[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/Garan1-300x170.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay