22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka ugu musuqa xun wasiirada Siilaanyo oo ku dhacdey in maamule kastam oo reer Awdala ka bedesho Kalabaydh

Wasiir Samsam oo ah wasiirada ugu musuqa xun wasiirada Siilaanyo oo ku dhici waydey in ay bedesho Faysam Magafe oo xaaraan ku haysta Saylac ayaa ku dhiiratey in maamulaha kastanka ee Kalabaydh kuna bedesho nin ISAAQA.

Maamulaha kastanka Kalabaydh ayaa ka soo jeeda Awdal lamana sheegin sababta ay u bedeshay, iyadoo ku bedeshay nin ka soo jeeda ISAAQ.

Maamulada kastanada ayaa dhamaantood ka soo jeeda beesha dhexe mana jirto cid cadkooda goosanaya oo ka hadla magacan Somaliland ee hal beel kaliya ku naaxdey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS