Diyaaradaha Maraykanka ayaa weerar ku qaaday ciidanka Siiriya oo argagixisada ka xoreynaya magaalada Del-Zour ee bariga Siiriya. Weerarka diyaaradaha Maraykanka ayaa waxa ku dhintey ilaa 12 askari oo ka tirsan ciidankii weerarka ku jirey.
Maraykanka ayaa toos iyo si dadban ula jira argagixisada Daacish waxana cadaynaya weerarkan aan gabashada lahayn ee lagu qaadey ciidanka. ”Diyaaradaha Maraykanku waxay arkayeen halka weerarkayagu socdo laakiin waxay nagu soo tureen gantaalo ayuu yiri sarkaal u hadlay ciidanka Siiriya.
Ruushka ayaa ka dalbaday qaramada midoobey in ay si deg dega iskugu timaado si looga hadlo xaaladan soo korodhey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay