Somalida ayaa ku eedeeyay ciidanka Amisom in ay kolba tuulo u baneeyaan argagixisada afka duuban kadibna tuuladaas dib loogu dagaalamo. Amisom ayay sheegeen in ay dalka u joogaan hanti urursi.
Tuulada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa argagixisadu socod ku soo galeen iyadoo faaruqa. Dadka deegaanka ayaa ka cararay guryahooda.











C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![gar16[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/gar161-300x200.jpg)
![gar15[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/gar151-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay