November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka booliiska ee Muqdisho oo gacanta ku dhigey nin xidhan dharka dumarka+MUUQAAL

WP_20150210_007Muqdisho-Araabinews–Ciidanka booliiska Muqdisho ayaa soo qabtey nin ku labisnaa dharka dumarka indhahana soo xirtey sida fuleyda argagixisada shabaab. Ninkan ayaa ciidanka booliisku ka soo qabtey degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS