Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa sheegay in ay Hindiya kala hadlayaan kaluumaysato Somali ah oo maxkamad ku taal Hindiya xukuntey. Somaliya ayaa aad ka cadhootey dil la sheegay in Somalida lagu xukumay oo hadda been noqdey.
Hadaba war saxaafadeed ay soo saartey safaarada Somalida ee Hindiya ayaa beeniyay wararka dilka iyo sida uu hadda u socdo kiiska dhalinyarada laga qabtey xeebahooda kadibna loo qaaday Hindiya si maxkamad loo saaro.
Safaarada Somaliya ee Mumbia waxay gabi ahaanba beenisay in wax xukun ah lagu riday dhaliinyaradaasi iyada oo sheegtay in loo balansan yahay in la xukumo dhalintaasi 30 bishan aynu ku jirno waxaanay meesha ka saareen wararkii hore loo so baahiyey ee sheegayay in xukuno dil ah lagu xukumay
Warsaxaafadeedka ayaa sidan u qornaa


Hoos ka fiiri iyadoo Ingiriisa


C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay