Norway ayaa ku dhawaaqdey in ay madnuucdey indhashareerka CARABTA. Norwey ayaa sheegtay in aritan loo qaaday dhinaca amniga iyadoo hore loo arkey argagixiso ku baxsanaya indhashareerka.
Indhashareerka CARABTA khaliijka ayaa laga madnuucey dhamaan goobaha dadku ku badan yahay amase goob kasta oo caama oo laysugu tago sida suuqyada, tukaamada waaweyn, maqaaxiyaha.
Waxa kale oo lagu daray dugsiyada Norway in aan lagu iman Karin indhashareerka.
Norway maaha dalka kaliya ee madnuucay indhashareerka waxase ka horeeyay Faransiiska iyo wadamada kale ee Yurub iyo xita gobolo ka mida Somaliya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay