November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhimashada duufaano ku dhiftey jasiirada Hayti oo gaaraysa 300 oo qof

Duufaano aad u xoogan ayaa ku dhiftey jasiirada Hayti ee u dhow Maraykanka halkaas oo dhimashadu gaarayso ilaa 300 oo qof. Duufaanadan oo aad u xoogan ayaa hadda ku wajahan gobolka Florida ee dalkaasi Maraykanka.

Magaalooyinka qaar ee Hayti ayaa gabi ahaanba dhulka lala simey oo aan guri si fiican u taagneyn halka goobaha qaar dhamaan saqafkii ka duuley. Waa duufaankii ugu xooganaa ee ku dhifta Hayti gaystana khasaare aad u badan.

_91554513_035737276-1[1]_91558302_corail_google_reuters[1]_91558303_jeremie_google_reuters[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS