05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Shariif Xasan oo liis cusub la soo baxay oo u matalaya aqalka ku shubashada ee sare

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasa Sheekh Aadan ayaa soo saaray Liiska musharraxiinta Aqalka sare oo aad uga duwan liisaskii ay soo gudbiyeen kuwa maamul goboleedyada.

Waxaa ku jira Shan Haween ah, waxaa meesha ku cad qoondada haweenka ee 30%, Labo Kursi iyagaa gaar ugu tartamaya, halka midna ay rag kula tartamayaan.

Shariif-Xasan[1]Shariif-Xasan[1]Shariif-Xasan[1]

sw1

sw2

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS