Waxa xalay laga helay badda u dhaxaysa Libiya iyo Talyaaniga dad ka yimi Afrika kuna soo gaaray dalka burburey ee Liibiya rafaad, kufsi dhac iyo jirdil, hadana tii oo kale kala kulmey Liibiya ugu dambeyntiina ay baddii liqdey oo ay dhici karto in aan la helin maydkooda.
Hadaba maxaa ku gelinaya rafaadkaas maxaad naftaada u halaageysaa miyaan arsaaqadaada rabi ku qorin Afrika. HA HALAAGIN NAFTAADA.
ARAABINEWS
More Stories
Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn
Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan
Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan