Liiska ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Puntland Mahad Cabdala Cawad oo horay ugu jiray Xubnaha la tartamayay Janaraal Moorgan.
Madaxweyne Gaas ayaa Liiskan cusub dib uso saaray, waxaana ka muuqanaya Xubno cusub oo isugu jira kuwo Siyaasada ku jiray iyo rag iy dumar ku cusub Saaxadda Siyaasadda.
Waxaa xusid mudan in horay Liiska looga reebay Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta u taagnaa Aqalka Sare ee Golaha Wakiilada Soomaaliya.
Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay:
Kursiga 1-aad
Saynab Xaashi Biixi
Shukri Aadan Maxamed
Xaawo Ceynab Cabdi
Kursiga 2-aad
Hodon Maxamuud Cismaan
Basra Cumar Geelle
Kursiga 3-aad
Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke
Aamino Aadan Cabdullaahi
Kursiga 4-aad
C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
Cabdi Mahad Abshir Cismaan
Kursiga 5-aad
Siciido Xasan Cismaan
Axmed Cabdalla Tigaana
Siciid Maxamuud Aaden
Maxamuud Maxamed Cali Bile
Kursiga 6-aad
Cabdirisaaq Cismaan Jurrile
Hodon Ismaaciil Cilmi
Kursiga 7-aad
Maxamuud Axmed Maxamuud
Faaduma Siciid Maxamed
Kursiga 8-aad
Maxamed Xirsi Morgan
Bootaan Barre Samatar
Maxamuud Cali Siciid
Kursiga 9-aad
C/xakiim Axmed Xaashi
Mahad Daahir Sheekh Nuur
Cabdiqaadir Faarax Shaaciye
Kursiga 10-aad
Cali Ismaaciil Cabdi Giir
Shukri Cabdilaahi Maxamud
Farxaan Cali Xuseen
Kursiga 11-aad
C/salaan Xaaji Maxamuud Dheere
Siciid Maxamed Cali
Faarax Cawad Jaamac
C/llaahi C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay