Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maalimihii lasoo dhaafay waxaa laga dareemay Xaalad daganaansho oo aan la isku haleysan karin, Iyadoo ay isku horfadhiyaan ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland Galbeedka magaalada Halkasi oo dagaal ay ku dhexmareen,
Waxaa Jiray Gudiyo ka kooban Wasiiro oo ay soo magacaabeen Labada maamul ee Puntland iyo Galmudug si ay uga wada hadlaan dajinta xaalada degmada Gaalkacyo.
Gudigii ma talaya dhinaca maamulka Galmudug oo Warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa waxay fafaahin ay ka bixiyeen waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii ay soo gaareen magaalada Gaalkacyo .
Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka baddda ayaa sheegay in Puntland aysan raali ka aheyn in Galmudug ay kala hadasho colaada ka taagan magaalada gaaalkacyo.
Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka baddda ayaa sheegay in Puntland aysan raali ka aheyn in galmudug ay kala hadasho colaada ka taagan magaalada gaaalkacyo, Wuxuuna isweydiiyay sababata Puntland ay u soo magacday wasiirada ? .


C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![GALMUDUG-1-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/GALMUDUG-1-11-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay