05/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Daacish oo iska soo duubey sidii ay ku galeen deegaanka Qandala ee Puntland inkastoo firxadeen isla markiiba

Waxa shalay aroortii deegaanka Qandala ee Puntland weerar ku soo qaaday istusa argagixisada Daacish halkaas oo ay khalkhaliyeen dadka deegaanka.

Deegaankan oo qiyaas ahaan 75-km u jira magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa salaadii hore la wareegay xoogag hubeysan oo ka tirsan dagaal yahanada Danqala.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS