Xasuuqii argagixisada Daacish ka gaysatay Moosul ayaa hadda kaliya la soo faqayaa kadib markii argagixisadu kumanaa ku dileen weerarkii looga cararay Moosul oo ahayd magaalo xadaarad leh.
In ka badan boqolaal mayda ayaa laga helay duleedka Moosul, dadkan ayaa dhamaantood qoorta laga jaray waxana mayskooda lagu gurey laba hog oo waaweyn oo hadda la soo faqay.
Ciidamada Ciraaq ayaa ku gudajira dib u xoreynta Moosul. Dhinaca kale geesiyiinta Kurdiyiinta ayaa galay magaalada Bashiqa halkaas oo laga helay dad ay argagixisadu hore u xasuuqeen.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![_92303451_mediaitem92303444[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/11/92303451_mediaitem923034441-300x169.jpg)
![_92314704_717373ec-77fd-4e20-9c16-c82dd9732da0[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/11/92314704_717373ec-77fd-4e20-9c16-c82dd9732da01-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay