Madaxweynaha Somaliya ee waqtigiisii dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ka Furey shir waqtigiisi dhacay oo uu dhawaan shaaciyay.
Xasan Sheekh ayaa ku fashilmey talada dalka xilligana isku jahwareerinaya shirar aan waxba ka soo baxayn.
Shirkaan oo ah kii ugu horeeyay ee dalka lagu qabto ayaa waxaa loogu hadlayaa Lix qodob oo kala ah Cadaalada, amniga, dhaqaalaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Wadaninimada. Qodobadan ayaa hore looga hadlay waanu u fashilmey in wixii ka soo baxay wax laga qabto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![madaxweyne-xasan-sh-maxamuud-kambala[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/madaxweyne-xasan-sh-maxamuud-kambala1-300x200.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay