30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaanada lagu doortey Baydhabo iyo qabiiladooda

Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonay Baarlamaanka cusub.

Lix xildhibaan oo cusub ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, iyadoo xubnaha la doortay ay ka mid yihiin xildhibaano hore oo dib u soo laabtay.

HOOS KA AKHRI

1. Prof. Maxamed Cumar Dalxa – /Hintire/Beelaha shanaad
2. Aamina Sheekh Cismaan – /Dir/ Biimaal/Reer Daadow
3. Nadiifo Aadan Isaaq – / Digil/Shanta Caleemood/ Barbaare
4. Safiyo Xasan Nuur -/Digil/Jiido
5. Xuseen Cismaan Xuseen – /Digil/Galadi/Yabdhaalle
6. Amina Xasan Cali – / Digil/ Galadi/Tolweyn

Warbixintii C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS