Waxaa soo baxday shax ku saabsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo tirooyinka ilaa iyo hadda la doortay.
Waxaa shaxda ka muuqata inaysan wax doorasho ka dhicin qeybta loo qoondeeyay Somaliland oo lagu waday in Muqdisho lagu qabto doorashadaasi iyo in weli qoondadii haweenka ay hooseyso inkastoo dadaal aan kala go’ lahayn beesha caalamka ugu jirto.
Hoos ka fiirso. Guji sawirka si ay kuugu waynaato
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![Doorashada-3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/11/Doorashada-31-233x300.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay