Hogaanka sirdoonka Maraykanka ee CIA oo uga digey Trump in uu faraha la galo heshiiska Obama la galay Iiraan kuna tilmaamay mid wanaagsan.
Trump ayaa Yuhuuda u balanqaday in uu heshiiskaas wax ka bedeli doono taas oo uu ku helay tageero badan. Trump ayaa durba bedelay siyasasadii uu ku galay doorashada.
Madaxa sirdoonka CIA ayaa sheegay in ay noqon doonto wax aan hore loo arag in heshiis ay dawladi gasho ay dawlad kale bedesho taas oo ku cusbanaan doonta Maraykanka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![brennan-cia-lavejpg-543a61eee878b244[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/11/brennan-cia-lavejpg-543a61eee878b2441-300x198.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay