01/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Yahya Jamma oo laga guulaystey doorashadii xilkana ka degaya muddo 22 sano kadib

Doorasho cajiiba ayaa ka dhacday dalkaasi yar ee Gambiya halkaasi oo madaxweynaha hadda Yaxye Jamma uu ku waayay kursigii uu ku fadhiyay 22 sano.

Yaxye ayaa inqilaab ku qabsaday dalka sanadii 1994 halkaas oo dalka dhaqaalihiisu aan kor u kicin. Dhalinyarata Gambiya ayaa badaha isku gura.

Gambiya waa dal xeeb yar leh inta badana ay yimaadaan reer Galbeedku. Doorashadan ayaa lagu galay KUUL la tirinayo. Ninka ka guulaystey ayaa ah nin guryo badan leh mudana ku noolaa Ingiriiska kana shaqaybsdan jiray qaybta aminga ama waardiye xilliga uu wax baranayo.

Waxa cajiiba madaxwetyne kursigas moodey in u leeyahay oo hadda aqbalay in laga gulaystey. Yaxye ayaa hore u yiri ”haddii RABI ii qorey bilyan sano ayaan ku fadhiyi kursiga.

Wuxuuse qirtey in laga badiyay.

_92807824_9f06840f-5f88-4c02-9478-f04246d6fb58[1] _92807822_b9b29d09-3fee-481b-9394-f9596a1b742e[1]_92807820_9d65bd6c-5558-4f17-9a68-7b6b8335b323[1]_92804404_ap_jammeh[1]

_92807820_9d65bd6c-5558-4f17-9a68-7b6b8335b323[1]

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS